Yaab Badanaa ! Waligaa Ma Aragtay Suuli Dahab Laga Sameeyay?

Yaab Badanaa ! Waligaa Ma Aragtay Suuli Dahab Laga Sameeyay?


Dahabka ayaa ah shay qof waliba uu jecel yahay in uu helo balse waligaa niyadaada maku soo dhacday in fadhiga suuliga laga sameeyay dahab , fikir badan ha galin Hong Kong ayay ka dhacday iyadoo suuli dhan laga sameeyay dahab .


Suuligaan ayaa laga sameeyay 380 kg oo dahab 6kg oo dhagxaanta qaaliga ah waxaana ku baxday sameynteeda aduun gaaraya 38-milyan oo doolar .

Suuligaan ayaa haatan loo dalxiis tagaa iyadoo uu leeyahay booqdayaal aad u tira badan oo sanad waliba u soo dlaxiisa taga .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada