Yemen: Tirada Tahriibayaasha oo Hoos u Dhacday

Yemen: Tirada Tahriibayaasha oo Hoos u Dhacday

Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR, ayaa sheegtay in tiradii ugu yarayd ee qaxooti Soomaali ah muddo 15 sano ah, ay sanadkii la soo dhaafay soo galeen dalka Yemen.
Dhinca kale waxaa si weyn u kordhay qaxootiga ka imanaya dalka Itoobiya ee soo gala dalka Yemen.

Hoos u dhaca ku yimid tirada tahriibayaasha Soomaalida ah ee soo gala dalka Yemen, ayaa loo aaneynayaa degenaanshiyaha ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah  dalka Soomaaliya.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada