Fanaanka Mursal Muuse Oo Baaq U Diray Dadka Magaciisa Ku Qarabta + Video

Fanaanka Mursal Muuse Oo Baaq U Diray Dadka Magaciisa Ku Qarabta + Video

Fanaanka dhalinyarada ah ee Mursal Muuse ayaa baaq u diray dadka sida qaldan u adeegsada magaciisana kuna qarabta .

Fanaanka ayaa sheegay tan iyo markii uu fanka ku soo biiray  in ay soo baxeen dad magaciisa ku qaraabta kuna furtay Bogga Bulshada ee Facebook,iyaga oo waliba iska dhigaya in ay yihiin Fanaaanka Mursal Muuse.

Mursal ayaa cadeyay Cinwaanga Facebookiisa iyo kan xaskiisa Khadra,isaga oo u sheegay tageerayashiisa Emailka  ah ay ku barayaan Facebookisa saxda ah iyo waliba kan xaaskiisa Khadra.

Horay waxaa dhacdadan uga hadlay Fanaaniin ay ka mid yihiin Maryan Mursal iyo Fartuun Birimo oo sheegay in magacooda dad ka mid ah tageerayashooda in ay ku qarabtaan magacooda.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada