Hrithik Roshan oo loo aqoonsaday Actarka dhanka qoob ka ciyaarka ugu haysta Hindiya

Hrithik Roshan oo loo aqoonsaday Actarka dhanka qoob ka ciyaarka ugu haysta Hindiya


Actarka wayan ee caanka ah Hrithik Roshan ayaa loo aqoonsaday actarka dhanka qoob ka ciyaarka ugu haysta Dalka hindiya kaa oo la sheegay in uu ku mutaystay qiimayn ay sameeyeen dad ku xeel dheer Ciyaaraha dancing ah .

Xiddigaa ayaa ku mutaystay kidib markii qiimayn lugu sameeyay dhoor filim uu soo saaray oo ku ciyaarayo heeso ku jira asiga oo la sheegay in heesaha uu ciyaarayo ay yihiin kuwa soo jiidasho leh .

Actarkaa Hrithik Roshan ayaa hore u soo saray Filimaan kala duwan waxana filimaantiisa ay ka mid yihiin Filimaanta aadka loogu jacayl kuwaa oo ilaa iyo hada ay yihiin kuwa loogu iibasashada badan yahay .

Hrithik Roshan ayaa iminka soo wada Filim cusub inkastoo uusan cararbaabin xiliga uu soo saari doono laakiin waraysi uu bixiyay ayuu ku sheegay in uu rajaynayo in uu dhawaan soo saaro .



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada