Katrina Kaif oo dib u cusboonaysiinaysa mid ka mid ah Filimaanteeda

Katrina Kaif oo dib u cusboonaysiinaysa mid ka mid ah Filimaanteeda

Acatarada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka hindiya Katrina Kaif ayaa lugu soo waramayaa in ay bilowday qorsha ay ku doonayso in dib ugu soo cusboonaysiiso mid ka mid ah Filimaanteeda .


Katrina Kaif ayaa laga soo xigtay in filimka ay doonayso in ay dib u habayn ku samayso uu yahay Filimka “Ragini MMS 2″ kaa oo la sheegay in ay hataan wado qorshaa mmar kale lagu soo cusboonaysiiyo .


Filimka “Ragini MMS 2″ayaa ka mid ahaa filimaan dhoor ah oo ay horay u soo jishay Actaradaa ayaa ka mid ah Actarada aadka loogajacayl yahay Dalka hindiya iyadaoo dhoor jeer muataysatay Abaal marino kala duwan .


Katrina Kaif ayaa lugu wadaa in dhawaan ay sidoo kale soo saarto Filim cusub kaa oo la soo jili doono Actarka Saif Ali khan waxana Actaradaa ay iminka wada qorshayaal kala duwan oo ay dhamaan Filimaantaa ku soo sarayso .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada