Wadaada Ma u Nugulyihiin Jacaylka?(Xog Muhiim Ah)

Wadaada Ma u Nugulyihiin Jacaylka?(Xog Muhiim Ah)

Daaraasado lasameeyey ayaa lagu sheegay in Dadka Wadaada ahi ay unugul yihiin Dareenka Jaceylka iyadoo la xaqiijiyey in ay kaga kuleel badan yihiin saameenta jaceylka waqtiga haasaawaha,

Dadka wadaada ahi ama Alle ku xiran had iyo jeer waa kuwa ugu Haasaawaha badan.

Culumada Qiimeesa Faalka jaceylka ayaa sheegay in ay unugulyihiin jaceylka dadka Wadaada ahi, waqtigii la sameeyey nayay daraasadan ayaa lagu kala sameeyey diimaha qalifsan ee ka jira Dunida iyadoo Diinta Islaamkuna gees ka ahyd.

Waxay tilmaamtay daraasadan in Dadka wadaadaha ahi Rag & Dumarba ay unugul yihiin jaceylka waxaana lagu cadeeyey , waa dad inta badan ka dheer waxyaabaha Alle loogu caasiyo sida, qof ajanabi kaa ah ood kula kacdid waxyaabo aan raali laga aheen.
Qofka ood uxiiseysid sidii dhalaan yar waxay keentaa in aad si dhab ah ujeclaatid, Jaceylka runta ahna waxa uu yimaadaa markaad Toos Alle ugu xirantahay.
 
Fikrado kala gadisan oo laga qabo Mowduucaan ayaan jecelnahay inaan usoo bandhigno Akhristayaasha iyagoo bartaan hoose ku cabiri kara Fikirkooda iyo waxyaabaha ay ka fahmeen Mowduuca.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada