Xidigaha ka qeyb gelaya sawirka filimkaan ayaa lagu sheegay wax ka badan 300-ruux, waxaana filimku yahay mid qosol ama shactaro ah.

Xidigaha ka qeyb gelaya sawirka filimkaan ayaa lagu sheegay wax ka badan 300-ruux, waxaana filimku yahay mid qosol ama shactaro ah.

Labadaan jilaa ee Aamir Khan iyo Kareena Kapoor ayaa sida warbixintaan lagu sheegay waxay wada jili doonaan filim aan weli loo magac bixin, laakiin qisadiisu ku saabsantahay dalalka India iyo Pakistan.

Aamir iyo Kareena aya horay labo filim u wada jilay, waxaana midkaan uu ku noqonaa sedax, iyadoo labadaan jilaa is faham weyn uu ka dhexeeyo.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada