FADEEXAD CUSUB:-Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Oo Ku Ceeboobey calanka Astanta Soomaaliya

FADEEXAD CUSUB:-Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Oo Ku Ceeboobey calanka Astanta Soomaaliya

daajis.com:-
Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Cabdifarax Shirdoon Ayuaa Ka Mid Noqday kuwa Ceebta ka raacday Astaanta qaranka Soomaaliyeed isla Markaasina Meel cidla Ku tuuray.
 


Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Oo ku Sugan magaalada Adis sababa Ee xarunta wadanka Itoobiya Ayaa Qaabilay Dhigisa dalkaasi waxana Siweyn uga Dul muuqanaysey Dhgisa Astaanta Itoobiya Inkasta Oo ra’iisal wasaraha Soomaliya Ilowey.

Horay waxa Sidani oo kale fadexad La Kulmay rag Horay madax uga Soo Ahaa Qaranka Soomaliyeed Iyadoona dadka Badankoda malaynayeen In mar hadii KMG Laga Baxay Dowlad rasmiyana Jirto Qaladadka Iska Dhamadeen.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada