Fariin Jaceyl Oo Macne weyn Xambaarsan : Marna Ha ka Tegin Qofka Kuugu Dhaw Dunida

Fariin Jaceyl Oo Macne weyn Xambaarsan : Marna Ha ka Tegin Qofka Kuugu Dhaw Dunida

daajis.com:-Haku degdegin waxyar kasto oo kutisinaya qalad qofka kaliya ee kuugu dhaw dunidan ; ka daboolo in dhahaaga , xasuusnow waqtiga ugu fiicnaa ee aad wada qaadateen / qarash gareeseen maxaa yeelay saameynta yari waxa ay dhibaato mug le u gysataa horumarkii balaarnaa ee aad wada hiigsanayseen kumanaanka saacadood.


Qalbiga/jaceylka dhabta ahi waxa uu maraa leeyman ama wadooyin aanan lataaban Karin ; haddii aan  dooran lahaa  inta u dhaxeysa jaceylkaaga  iyo neefsashada , waxa aan xulan lahaa neefsigayga ugu  danbeeya in aan ku dhaho waan kujeclahay.
Ma aha kaliya jaceylka waxa Iga dhigaya farxada,  laakiin waa kalgaceylka gudaha ah kaas ayaana iga dhiga farxad.
Waxa aad tahay qeybta fikirkayga , qalbiga ayaadna kujirtaa meel kasto oo aan joogo , ruux kula mid ahi wuu ku yaryahay adduunkan,jaceyl wada jira oo ay wadaagaan labo lamaane waa ammaan huban laakiin in aad jeclaato waa isku kalsoonaan la’aan (ammaan la’aan).
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada