Gacaliyahaaga Shaki Loow Ma Yahay ? Farsamo Aad Xariif Uga Dhigi Karto Kuu Haynaa.

Gacaliyahaaga Shaki Loow Ma Yahay ? Farsamo Aad Xariif Uga Dhigi Karto Kuu Haynaa.

daajis.com:-Ka hor inta aadan bur burin xariirkaada qoyska ee aad waqtiga badan iyo qalbigaada siisay , ee gabaryaheey shakiga ninkaada fursad ha siin in uu bur buriyo noloshaada ee qaado talooyinkaan oo aan filayo in wax tar weyn ku yeelan dooanan.

* Ka yeel ninkaada mid dareemaya jaceylkaada adiga oo ugu muujinaya wadada ihtimaam siinta qaab toos ah iyo mid aaan toos aheyn ,daajis.com waxa ay ku leedahay halka aad la bixi laheyd saaxibadaada gaarbkiisa fariiso una istaagto in aad u sameeyso waxa uu kaa doonayo .

* Ka yeel dhaq-dhaqaaqyadaada mid uu og yahay una sheeg goobaha aad dooneyso in aad aado iyo wax waliba oo ku qabsada haddii aad tahay qof shaqeeya .

* Ha u diidin in uu isticaamlo taleefaankaaad gacanta ama Laptop-kaada hana ka qarin lambaarkada sirta hadii ay dhacdo in uu kaa codsado .



* Iyadoo la ogsoon yahay in ninkaada mas`uul uu ka yahay hadana weydiiso ra`yigiisa xittaa hadii ay wax yar yihiin , la tasho ka hor inta aadan go`aanada qaadan .

* Ka codso in si wada jir ah aad ugu wada baxdaan banaanka hadii ay jiraan ttaa adeeg yar o aad banaanka ka rabto .
* La soo xariir oo soo wac xittaa marka aad shaqada ku jirto si uu u dareemo in aad daneyn u hayso sidoo kale haddii isaga u shaqeeyo .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada