Sheeko cajiib ah nin tagsiilo ah iyo gabadhii garoobka aheed maxa dhaxmaray….

Sheeko cajiib ah nin tagsiilo ah iyo gabadhii garoobka aheed maxa dhaxmaray….

daajis.com:-Sheekadan ayaa ah sheeko qosol badan taas oo ka yaabisay dad ban ayaa sida tan ku bilabaneysa.

Gabar garoob ah iyo nin tagsiilo ah ayaa sxb noqoday waxayna kuwada socodeen jaceyl been ah tagsiilohu dan kamalaha gabadha garoobka ah, waa been leey oo waxay rabtaa lacagta manta dhan uu soo xamalayay in ay kaqadato.

Tagsiilohu waa gacan adagyahay.


Waxaa dhacay asiga oo koorso qadaya ayeey soo wacday waxay ku tiri xageed jogtaa? Tagsiiluhu waa beenlowe waxuu yiri waxan ku jiraa maqayada ee igu imow wuxuuna siiwadaa koorso qof meel usocoto ayuu wadaa.

Gabadhii garoobka aheed ayaa tiri maqayada wan jogaa hee dhinaceed kaga jirtaa.

Markaas buu yiri wan sijeda dhabarka iga tabo. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk..

Maqayadii ayeey ka firisay maamulka maqayada ayaa horay u arki jiray gabadha oo ku yiri sxbkaa ma jogee koorso ayuu soo tuurayay ee iska fariiso ee sug cunta cun.

Tagsilihii ayaa soowacay oo yiri ku away wan soo dhawahay oo maxad iitiri maqayada an jogaa, adiga been tada ayaad ibaratay anigane wan ku sheyay beenta. kkkkkkkkkkkk Tagsilihii oo shaqadii ka soo baxay ayaa soo abaray maqayadii kuna yiri noo sii qad dalabka aniga imanayee waxay ku tiri imow horto aniga ma dalbayee adiga oo aan ii imaanin.

Tagsilihii waa yimid waa la cunteyay wax lacag ah ma wato tagsilihu ayada ayuu isku haleynayay ayadane asiga, waxaa laga dhargay maqayadii waa is tagyay waxaa uu galay gaarigii gabadhii garoobka aheed maqaya ayeey dhax fadhisaa wey yabtay asigane gaarigii ayuu iska watay oo waxay ahayeen dad been kuwada socoda dan maba lamalakala laha. Maxa dhacay?? lasoco qeeybta danbe insha alaah.


W/Q Abuukar jaliil
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada