U Gaar Ah Xaasaska : Waligaa Erayadaan Ha Ku Dhihin Sodohdaada.

U Gaar Ah Xaasaska : Waligaa Erayadaan Ha Ku Dhihin Sodohdaada.

daajis.com:-Ma jiraan laba qof oo isku qilaafsan in arin xasaasi tahay la macaamiladda sodohda mar walibana loo nugul yahay in dhiabatooyin idinka dhex dhacaan ayaa haatan waxa ay daajis ku siineysaa talooyin ku aadan in erayo laga wanaagsan in sodohdaada aad ku tiraahdo.

* Adiga ma tihid hooyadeyda dhabta ah wax waliba oo dhaca , waxaan deganaasho aan ku helaa gudaha qoyskeygeyga .

* Maxaa wiilkaada aad u soo bari weysay in isku dubaridka noloshiisa iyo ujeedooyinkiisa .


* Waad ku mahadsan tahay ra`yigaada , waxaan qasab ah in adioga dantaada aad gaarto.

* hab dhismeedka gurigaada waa habkii hore ee qadiimiga(habka uu habeysan yahay) sido kale habka cunno karintaada sa ma aha.
* Adiga wiilkaada waxaad si weyn uag jeceshahay wiilkaas kale .

* Wiilkaada aad ayuu u wanaagsanaaday dhan waliba marka uu isoo guursaday waa uu idinka nastay .

Ogoow gabaryaheey aan xariifadda aheyn erayadaan iyo kuwo kale xanaaq ayay sodohdaada ku dhalinayaan ee ka fogoow .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada