4 Arimood Oo Noloshaada Muhiim u ah Akhriso Waa Kuu Muhiiim

4 Arimood Oo Noloshaada Muhiim u ah Akhriso Waa Kuu Muhiiim

daajis.com:-Nolosha aadmaha waa mid kooban ubaahan in daryeel ay ku noolaato waxaana wanaagsan inaad mar walbo ku dabaqdo wadooyinka uu Alle kuu jiheeyey waana hubaal inaadan marnaba ku qasaareyn.

Afar Sheey oo Noloshaada muhiim u ah ayaan jecelnahay inaan kusoo bandhigno Maadaama daajis looga bartay U Adeegista Bulshada Soomaaliyeed.

Guurka: Inta aad nooshahay waxaa wanaagsan inaad guursatid noqotid mid wehel ku heysta anbaqaadka nolosha , Ruuxu marka uu guursado ayuu noqdaa mid isku filan oo waxbadan qabsan kara.

Cadeyga: Nadaafadu waa waxa ay Diinteenu na farayso waqti waliba waa inaad ka taxadartaa Ilaalinta Ilkahaaga maadaama aad waqti walbo Adeegsato Afkaaga lana hor istaagto cid walbo oo ay indhahaagu qabtaan.

Catarka: oo isagana kamid ah waxyaalaha jirka bini adamka lagu carfiyo ayaa aad uwanaagsan inaad ku dadaasho is carfinta iyo qaabeeynta jirkaaga iyo Dharkaagaba.

Xishoodka: waxa uu kamid yahay waxyaalaha noloshaada ugu muhiimsan , hadii aadan xishood lahyn Bulshada qiimeyn kuma lihid xishoodkuna waa sheey aad qaali kuuugu ah , waqti walba ku dadaal inaad ka xushmad iyo xishood kula dhaqanto Bini adamka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada