Daawo filinkii burcad-badeeda Soomalida laga sameeyay ee Captain Philips oo lasii daayay goos goos ahaan.+ video

Daawo filinkii burcad-badeeda Soomalida laga sameeyay ee Captain Philips oo lasii daayay goos goos ahaan.+ video

daajis.com:-Filinka ay Hollywood ka sameeyeen qisada dhabta aheyd ee burcad badeedda Soomaalida ay ku afduubteen Captain Philips oo ahaa wade markab Mareykanka ay leeyahiin ayaa lasii daayay goos gooskiisa. 

Waxaa filinkan jilayo Tom Hanks oo ah jilaa haysta academy award abaalmarinta loo yaqaano ee weyn.

Waxaa laga arkaya thrailerka filimka iyadoo burcad badeeda Soomalida ay si awood leh kusoo korayaan markabka lana wareegayaan furaha iyo waliba dagaalka dhex marayo ayaga iyo ciidamada marines-ka mareykanka. 

Waxaana xusid mudan in kaape laadarka uu yahay nin u eg burcad badeeda oo xata ka muuqata daruufta iyo qaadka iyo daalka.

Filinkani ayaa ah mid la wada sugayo waxuuna soo baxi doonaa bisha October ee soo socoto.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada