Daawo Sawirada ‘’Taajka Aroosyada haweenka loo Isticmaalo oo kii ugu yaabka badnaa dhawaan lasoo saaray

Daawo Sawirada ‘’Taajka Aroosyada haweenka loo Isticmaalo oo kii ugu yaabka badnaa dhawaan lasoo saaray

daajis.com:-Gabar Ardayad ah oo u dhalatay Dalka Ingiriiska ayaa aliftay Taaj ama Cambuurka Haweenka Galbiska arooska loo galiyo kaa oo ka sameesan warqado la isku geegeeyay.

Taajkan ayaana noqday Nuuc Cusub aan horey Dunida looga arag , waxa uuna noqday mid soo jiitay Indha Caalamka gaar ahaan Haweenka , iyadoona aad loo hadal hayo sida gabadhan yar u aliftay Taajkan ka sameesan Waraaqaha la isku keenay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com






Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada