Daawo sawirada gabar 17-maalin oo ay guri bur-buray ku jiray kadib la soo bad baadiyay iyada oo nool.

Daawo sawirada gabar 17-maalin oo ay guri bur-buray ku jiray kadib la soo bad baadiyay iyada oo nool.

daajis.com:-Iyada oo ay kun ruux kor u dhaafayan dadka ku geeriyooday dhisma ku dumay dalka Bangladesh ayaa maanta ciidamada meleteriga dalkaasi oo baadi goob ugu jira soo helida dad ka bad baaday waxa dhacay ayaa waxa ay ku guuleesteen in ay banaanka soo dhigaan gabar nool.

Gabadhaan ayaa markii banaanka la keenay waxaa aad ugu farxay eheladeeda oo u murugoonayay wixii ka danbeeyay bur-burkii dhismaha weyn ee wali dadku ku hoos xanibanyihiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com








Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada