Cawad Casharo “Xildhibanada Kasoo Jeeda Beesha Daarood waa in ay kasoo Baxaan Muqdisho”(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Cawad Casharo “Xildhibanada Kasoo Jeeda Beesha Daarood waa in ay kasoo Baxaan Muqdisho”(Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Taageerayaasha Maamul Goboleedada Khaatumo, Awdal Maakhir iyo Jubaland iyo Puntland oo oo Cod Mideysan ku diidey maamulka uu madaxweynaha ka yahay Madaxwayanha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. 



Jaaliyada Soomalida Ee Toronto ee Dalka Canada iyo nawaaxigeeda oo ka kooban shan maamul goboleed ayaa si wada jir ah u qabatay kulan looga soo hor jeedo Siyaasadda oo Hogaamiyo Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud 

Sidoo kale Xafladaan oo ka dhacay Crowne Plaza Toronto Airport ayaa si weyn looga soo qayb galay halkaas oo lagu soo bandhigay in Maxaxwayne Xasan Shiikh loo doortay madaxweyne soomaaliyeed balse uu noqday mid beeleed Ama Beesha Hawiye Sida ay Hadalka u Dhigayn. 

Ugu danbayntii Halkaasi Waxaa ka Hadlay Masuuliyiin Hore oo kamid Yahay Cawad Cashara oo Shegay In Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiilkh Maxamuud oo Noqday oo Maran Habaabiyay Shacabkii Soomaaliyeed Wuxuuna ku riday Shacabkla God aan laga Soo Bixi Karin . 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada