Stewart Downing Oo Doonaya In Liverpool La Sii Joogo Xagaaga Dambe

Stewart Downing Oo Doonaya In Liverpool La Sii Joogo Xagaaga Dambe

daajis.com:-Xiddiga garabka uga iyaara Liverpool Stewart Downing ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo uu baaqi ku sii ahaado xagaagaan kooxda Liverpool sidaas oo ay tahay waxa uu qiray in tababaraha kooxda laga sugayo go`aanka rasmiga ah .

Laacibkaani hore ee Aston Villa ayaa yiri ” tani wa kubadda cagta , mar waliba wadahadal ayaa noo dhaxeeyay tababaraha inkastoo bilaawga xilli ciyaareedkaan la kulmay culeys badan maxaa yeelay ma ciyaareyn, ma aaminsani in aan si wacan u ciyaari waayay”.
” Marka aan joogto u ciyaarayo heer ciyaareedkeyga sara ayuu u kacay , waxaan aaminsanahay in si wacan u ciyaaray, shaqsiyan waxaan doonayaa in aan baaqi ku sii ahaado kooxda balse go`aanka tababaraha ayaa leh ” ayuu sii raaciyay laacibkaan Downing .
Waxaa lau waramayaa in downing xilli ciyaareedkaan uu u saftay Liverpool 27-kulan waxa uuna dhaliyay 3-gool, waxaana dhawaan soo baxayay warar sheegaya in laacibka uu ka socdo kooxda Liverpool
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada