Daawo Muuqaalka Wasiirka arimaha dibada Burkina faso oo istaaga ka dhacay asigoo shirsaxafadeed ku guda jira (DAAWO Muuqaalka)

Daawo Muuqaalka Wasiirka arimaha dibada Burkina faso oo istaaga ka dhacay asigoo shirsaxafadeed ku guda jira (DAAWO Muuqaalka)

daajis.com:-wasiirka arimaha dibada wadanka Burkina faso Djibrill Yipènè Bassolé iyo wasiirka arimaha dibada Turkiga Ahmet Davutoğlu oo ku guda jira shir saxafadeed ay ku qabanayeen magaalada Ankara ayaa waxaa bilowgii shirka halkaasi kusuuxay mudane Bassolé.

wasiirka aya waxa loola cararay cusbitaalka wayne lagu magacaabo Atatürk Eğitim ve Araştırma Hastanesi, (cusbitaalka waxbarashada iyo cilmi baadhista Ataturki) badhitaan lagu sameeyey ka bacdi aya waxa lagu ogaadey in wasiirku si joogta  u isticnmaali jiray daawooyin oo aysan ahayn markii ugu horeysay ee ay lasoo gudboonaato dhiibaatadaani.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada