daajis.com:-Tababaraha kooxda Everton David Moyes ayaa ku booriyay maamulka Man United in ay xoojiyaan wadahadalada ay kula jiraan xiddiga qadka dhexe ee kooxd Everton Marouane Fellaini si loogu guuleysto in laacibkaas loogu sii jiido United .
Moyes ayaa aad u xiiseynaya in Marouane Fellaini uu ku sii jiido United iyadoo United ay laacibkaas doonayeen xilligii Moyes uu macalinka ka ahaa kooxdaas Everton .
Awoodaha Marouane Fellaini ayaa h isaga oo ka ciyaara qadka dhexe isla markaana weerar sameyn kara iyadoo uu anfacyo United maadaama Anderson , Tom iyo Kagwa heerkooda uusan fadhin kana caawin karo in qadka dhexe iyo weerarka uu isku xiro.
Laacibnkaan 25-sano jirka ah ayaa 36-kulan kula soo muuqday Everton Xilli ciyareedka soo xirmay waxa uuna dhaliyay 12-gool
Marouane Fellaini ayaa helaya dalabyo waa weyn oo ay ku jiran Real Madrid iyo Chelse balse waxa uu u muuqdaa in Chelsea uu aadayo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:10 and have
, Published at