Dhib Badana Jaceeylka,Wiil Soomaliyeed Oo Gabadhii Uu Niyada Amaahiyay Ku Tiri Hadal Uusan Marna Fileeynin, bye bye Aboowe Jaceylka Calafkaa Ka Weyn

Dhib Badana Jaceeylka,Wiil Soomaliyeed Oo Gabadhii Uu Niyada Amaahiyay Ku Tiri Hadal Uusan Marna Fileeynin, bye bye Aboowe Jaceylka Calafkaa Ka Weyn

daajis.com:-Jacaylka run ahaan waxuu leeyahay labo siyaabo oo macan iyo dhadhan qaraar oo xanuun ruuxa ku reeba inta badan ruuxa wax jecel uma cadda qaraarka iyo xanuunka uu leeyahay ama ka imaan kara jacaylka.

Dadka isku mid ma ahan qaar ayaa wanaaga xumaan u qaada ama u fahansan halka wanaaga ay xamuun latahay waa sida ay dadkaas qaar kood ay aminsan yahiin yaanan ku dheraan qoraalka ee aan u sii dhaa dhaco hoose.

Ha ysehee Wiil dhibana jacel ah magaciisana qariyay xanuunka xiligaan ku taagan darteeda lakin nenaas tiisa u galaaday in aan sheego ayaa waxuu ku nool yahay dalka masar magaaladiisacaasimada ah ee qaahira wiil kaan ayaa nenaas tiisa layiradaa (NIIDO) waa dhalin yarada nasiibka u yeelatay qurbaha gaar ahaan wadamada carabta.

Wiil kaan ayaa sanadkii 2009 waxay wada socdeen gabadha ifka ay iskugu jeclayeen lakin nasiib wanaag gabadhii ayaa waxay ka dhooftay dalka masar oo markii hore ay ku noleed iskuna barteen jacel keedii Hore ee lakin ay u goosay mudo nasando kadib.

Sido kale Niido maalmo iyo bilo dheer oo ay dabeesha macan ee jacelka heesay sanadkii 2011 ayaa waxaa dhacday in mar kaliya ay ku habsada xanuunka jacelka uu ruuxa wax jacel ku habsada marka uu waayo ruuxa uu jeclaa.

Ugu danbeeyntii Niido gabadha ifka uu ugu jeclaa dalka masar waa y ka dhooftay halka ay gaartayna waxay isku barteen wiil kale oo cusub jacel cusub ayay halkii ka sameesatay jacelkaas oo isku badalay mudo yar ka dib guur iyo qoos wadaag nasiib wanaag niido oo ah ruux jacelkii dhabta ahaa aminsan ayaa waxay ku tiri gabadhii ifka ay iskugu jeclayeen aniga beri ayaan guursanaa aboowe macan jacelka calafka ayaa ka weyn waxaana nahay dad walaalo ah walal keega ayaa tahay maanta laga bilaabo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada