Fanaanada shakira oo sababna u noqotay in dad badan Isbitaal la dhigo

Fanaanada shakira oo sababna u noqotay in dad badan Isbitaal la dhigo

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee Shakira ayaa bandig wayn ku qabatay Magalada Barcelona ee Dalka Spain kadib markii bandhigaa uu ahaa mid muda ku mashquulsaneed sidii taageerayaasheeda mar kale u soo ceshan laheed

Boqolaal dad ah ayaa ka soo qaybgalay Bandhigaa waxana la sheegay in qaarkood ay dhawacmeen kadib markii is buurteen waxana loola cararay Isbitaal tira dad ah oo dhawacyadaa soo gaareen .

Shakira ayaa bandhiga waxaa ay ugu magac dartay bandhigii Mila oo ah wiilkeeda curadkaa waxana lugu arkayay bandhigaa Xiddiga ka mid ah Kooxda Barcelona uu ka mid yahay saygeeda Garaad bique iyo alves oo ah saxibkii .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada