Gabdho Soomaali ah Oo Quruxda ku tartamay (Video)

Gabdho Soomaali ah Oo Quruxda ku tartamay (Video)

daajis.com:-Magalada JigJiga ee xarunta Dowlada Degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa dhawaan lagu qabtay tartarnkii ugu horeeyaya ee quruxda dumarka gaar ahaan gabdhaha aadka u yar yar,

Tartaranka dhanka quruxda ah oo gabdhaha lo qabtay ayaa agaasinkiisa waxa laha oo soo alifay rahiimkii hore ee ethiopia ee dhintay  males zanawi kaasi oo micnahiisa ahaa in bulshada soomaalida uu gumeysan jiray lo sameeya dhaqan aan wanagsaneyn iyado ay kuso raaceen maamulkii uu sameyay ee halkasi ka arimiya,

HALKAN KA DAAWO:-



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada