Fanaaniinta Sahro Ileys iyo Yusuf Jeego oo hees lamaano ah isku dhiibdhiibey + Video

Fanaaniinta Sahro Ileys iyo Yusuf Jeego oo hees lamaano ah isku dhiibdhiibey + Video

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Sahro Ileys iyo Yusuf Jeego ayaa si talantaali ah isugu dhiibdhiibay hees cusub oo jaceyl ah oo ay dhawaan soo saareen muuqaalkeeda.

Waxaa sameeyey ereyada heestani Khamaam Cabdiwaxiid iyo laxankii Cabdi Abiib.heestan cusub oo ah mid jaceyl ah ayey si habsami leh isugu dhiidhiibeen labada fanaan.

Fanaanada Sahro Ileys ayaa caan ku ah heeso jaceyl ah oo aad u macaan iyadoo codkeeduna uu yahay mid dananaya.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada