Rihanna Abaheed oo Soo Dhaxgalay Khilaafka Chris Brown iyo Gabadhiisa

Rihanna Abaheed oo Soo Dhaxgalay Khilaafka Chris Brown iyo Gabadhiisa

daajis.com:-Xili mudooyinkii u danbeeyay gaabis ku yimid xariirka u dhaxeeyay Lamaanaha ah Labada Fanaan ee rihanna iyo chris Brwon ayaa iminka waxaa uu khilaafkooda gaary halkii ugu sareeyay kadib markii Rihanna sheegtay in xariirkiisa ay soo afmeertay .


Rihanna Aabaheed ninka lugu magacaabo Ronald Fenty ayaa u sheegay Saxaafada in uu doonayo in dib u soo celiyo Xariirkii Labada lamaane ee Rihanna iyo Chris Brwon waxa uuna sheegay in qorshahaa uu iminka marayo meel aad u wanaagsan.
Xariirka Labada Lamaane ayaa mugdi galay bilihii aan ka soo gudbnay kadib markii Chris Brwon uu xagiisa gaabis ka yimid sida fanaanada Rihanna sheegtay waxa ayna tilmaamtay in sabab u yahay Chris Brwon .

Arintaa dhax dhaxadinta ah ayaa imaanaysa xili Fanaanada rihanna leedahay Uur kaas oo ay sheegtay in ay u leedahay Fanaanka Chris Blasa uusan arintaa ilaa iyo haatan uusan wax hadal ah ka oran Fanaanka Caanka ah .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada