Fanaanka Abdijibaar Al khaliiji oo muuqaalka sadaxaad soo saaray bil gudaheeda Daawo

Fanaanka Abdijibaar Al khaliiji oo muuqaalka sadaxaad soo saaray bil gudaheeda Daawo


daajis.com:-Fanaanka Abdijibaar Al Khaliiji oo ku nool dalka Canada,ayaa soo saaray hees cusub oo lagu magacaabo Toogdheer , waxaana heesta lagu duubay sida ka muaqata magaalada London ee cariga Ingiriiska .

Alkhaliiji oo dhawaan safar ku yimid qaarada yurub gaar ahaan wadanka Ingiriiska ayaa ku duubay ilaa sadax heesood oo muuqaal ah loona duubay si aad u qurux badan oo ay ka maqsuuden dad badan oo fiirsaday heesahaas. 


Fanaanka Abdijibaar Al khiliiji oo ah fanaan ka cod duwan fanaaniinta kale ,waxayna inta badan isku qaab u heesaan fanaanada Farxiyo Kabayare oo dad badan tilmaamay in ay tahay fanaanad si ka duwan fanaaniinta kale u heesta

Fanaanka Al Khaliiji oo boorka iskaga jafay qarada yurub dadka fanka xiisayene tusay in wali uusan ka bixin suuqa awoodna u leeyahay in saan u soo heeso  lana tartami karo fanaaniinta cusub ee muuqalada ku tartama.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada