Shabaab oo si layaab leh uga hadashay waxa ku soo beegay xilligaan in la shaaciyo tirada ciidamada AMIOSM Soomaaliyua uga dhimatay.

Shabaab oo si layaab leh uga hadashay waxa ku soo beegay xilligaan in la shaaciyo tirada ciidamada AMIOSM Soomaaliyua uga dhimatay.

daajis.com:-Afhayeenka kooxda Shabaab u qaabishan in uu ka hadlo dagaalada iyo wixii la xariira, Abuu Mucab, ayaa waxa uu sheegay in dano cajiib ah laga leeyahay soo bandhigida askarta AMISOM uga le’atay Soomaaliya laga soo bilaabo 2007-dii.

Abuu Mscab ayaa yiri, “Gaaladu dan ayey ka leedahay in lasoo ban-dhigo liiska askarta uga dhimatay Soomaaliya. Tan ugu muhiimsan waxa ay tahay lacagta tirada badan ee Lonodon gaaladu ugu balan qaadeen dowlada in ay saami wanaagsan ka helaan oo meg dhaw laga siiyo askartaasi eheladoodii kuwa hada joogana lagu maal geliyo oo kuwa wax loo yaboohaba aan qarash gaarin”.

Dhawaan ayaa ku-xigeenka Banki-moon waxa uu ka dhawaajiyay xilligii uu socday Shirkii London in ciidamada AMISOM Soomaaliya looga khaarijiyay 3000 oo askari arintaas oo aduunyadu si aad ah ula yaabtay.

Dhanka kale, afhayeenka Shabaabka u qaabishan dagaalada ayaa waxa uu sheegay in ay aaminsanyihiin in ay khaarijiyeen in ka badan tirada Qaramada Midoobya ay soo bandhigtay ee sedaxda kun ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada