War Deg Deg Ah Xaalada Degmada Balcad oo Allow sahal ah Dadka oo bilaabay in ee qaxaan iyo Bandow Deg Deg ah oo la saaray

War Deg Deg Ah Xaalada Degmada Balcad oo Allow sahal ah Dadka oo bilaabay in ee qaxaan iyo Bandow Deg Deg ah oo la saaray

daajis.com:-Wararka hada aan ka heleyno Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhaxe ayaa sheegaya in xaalada Degmadaasi xiligan ee tahay mid kacsan oo laga cabsi qabo in halkaasi ee dagaalo u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan Dowlada uu ka qarxo.
balcad.

Shacabka Degmada Balcad qaarkood ayaa hada bilaabay in ee ka baxaan guryahooda iyaga oo ka cabsi qaba in lagu dul dagaalamo waxa eena Dadka badi u qaxayaan banaanka Degmada gaar ahaan Beeraha halkaasi ku yaala.

Degmada Xiligan waxaa saaran Bandow waxaa aad u yar dhaq dhaq dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka waxaana gabi ahaan Xiran Goobaha ganacsi ,waxa kaliya ee dhaq dhaqaaqaya waa Ciidamada Dowlada kawada tirsan ee Hubeesan kuwaa oo siyaasad ahaan iska soo horjeeda.

Xaalada ayaa kacday kadib markii Ciidamo Milatari ah oo ka baxay Jowhar iyo Deegaano kale ee gaareen Degmada Balcad si halkaasi uga badalaan Ciidamo Daacad u ah Gudoomiyaha Degmada Balcad Cismaan Xaadaale kaa oo Wararka qaar sheegayaan in Xilka laga qaaday uuna ka biyo diidan yahay arintaasi , waxa eena Ciidamada uu wato diideen in Magaalada ka baxaan.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe Insha Allah
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada