Duco Qabto Baari Ah Ayaa Tahay Hadaad Ninkaada Marka Uu Xanaaqo Habkaan Ula Dhaqanto

Duco Qabto Baari Ah Ayaa Tahay Hadaad Ninkaada Marka Uu Xanaaqo Habkaan Ula Dhaqanto

daajis.com:-Caroo balse haqaldamin gabalkuna yuusan kuu dhicin adoo careysan hana usaamixin sheydaanka inuu kaa adkaado .

walaashayda qaaliga ahay caradu waa tan sababta burburka qoyska iyo dayaca caruurta hadaba isku day inaad qariso caradaada xaalada carada sayigaada adoo ilaahay uga ajar dalbaaya sababtoo ah mar walbod u baarinimo samayso rabi baakaaraali noqon.

mar dariiqadahaan soosocda si aad ugu guulaysato inaad qariso.
caradaada asgana udago:-
*isdaji oo qabo naftaada
*halaqaylin marka uu qayliyayo hana u fiirin si adag
*aamus oo dhagayso hadalkiisa walibadareensii inaad dhagaysanayso
*ha ka dhigin ereyadiisa iyo fiiradiisaba inaysan micno lahayn
*ha ku oran ereyada qaar sida maxaad laqayliyeysaa? ma intaa yarbaad
intaan usamaynaysaa ? iyo wixii la mid ah
*hala doodin xitaa haduu kaa qaldan yahay .
*ku dheh waad saxantahay waan qaldamay inshaa allah markale masoo
noqonayso.

*qabo gacantiisa oo ka cudurdaaro hadaaad qaldantahay .
*sii waqti uu ku dago kuna iloobo carada.

*waqtigaa kadib soo qabo oo usheeg inaad ka xanuunsanayso caradiisa
kuna dhibayso inuu caroodo.

*usheeg haduu kaa qaldanaa wuxuu kaaga qaldanaa ku dheh xabiibi waan
ku qadarinayaa marabin adoo careysan inaan kaaga siidaro ee gacaliye
waad iga qaldaneed .

* hadaad qaldaneedna cudurdaaro adoo waliba u diyaarinaya wax yaabaha
uu xiisaynayo iyo waliba jawi romansi ah ooo aad kaligiin ku tihiin
kadibna u sheeg inaad qaadatay qaladkaagii mardanbana aysan dhacayn
inshaa allah .

* u sheeg inaad jaceshahay aadana kamaarmin.
*ha u ogolaan inuu seexdo asagoo kaa careysan soo qabo gacantiisa u
fiiri si dabacsan dhunko oo ku dheh maseexan karo adoo iga careysan ee
isaamax.

siqas ah waxaan oola hadlayaa gabadha nasiibkeedu noqday nin
carabadan .

walaashay ninkaa wuxuu ubaahan yahay ihtimaam ziyada ah sii maxabo
kaamil ah iyo tixgalin dheeraad ah hakaa helo xanaan iyo cadhfi badan
la imow sabar badan inshaa allaah rabi wuu kuu fududeyn inaad badasho
hana ilaawi marwaliba inaad ilaahay weydiisato inuu kuu islaaxiyo.

walaashayda qaaligahay ogow qofka aad la nooshahay dhagaxmaaha waa
xaqiiqo hadaad dariiqahaa adeegsato inuu inaad ku najixi xifdinta
gurigaada iyo sayigaada.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada