DAAWO MUUQAAL:-Jilaaga Caanka Ah Ee Ajakis oo fariin Usoo Diray Dhalinyaada Facebooka

DAAWO MUUQAAL:-Jilaaga Caanka Ah Ee Ajakis oo fariin Usoo Diray Dhalinyaada Facebooka

daajis.com:-Fanaanka Caanka ah ee codka macaan Sidii Cali wiinkeey iyo Jilaaga Culus Cabdi Muriindi Ajakis ayaa fariin siwada jiraa ugu diray Shacabka soomaliyeed iyo dhalinyarad isticmaasha Allada facebooka oo mudooyinkaanii dhalinta soomaliyeed aad u isticmaalan.
Ajakis oo lagu yaqaano ayaa sheegay in reer facebook uu ka codsanayo in aay kusoo laabtaa muqdisho balse ugu dambeen loosheegay in uusan dal aheen facebook balse uu yahay meel lagu sheegeeto uguna baqay dhalinta in aay dalkooda kusoolaabtaan uunayahay manaatay nabad.

Fanaanka sidii cali ayaa asna ugu baaqya shacabak qurba joogta in aay dalka dib ugu soo laabtaan si aay uga qeyb qataan amaanka iyodib u dhiska dalka.

DAAWO MUUQAAAL QOSAL BADNA RIIX  HALKAAN 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada