Deepika Padukone iyo Ranveer Singh oo dib u soo ceshtay kalsoonidoodii

Deepika Padukone iyo Ranveer Singh oo dib u soo ceshtay kalsoonidoodii

daajis.com:-Xili mudooyinkii aan ka soo gudbnay uu jiray khilaaf ka dhax taagan Lamaanaha  is doortay ayaa waxaa iminka meesha ka baxay khilaafkii kadib markii xal ka gaareen waxa ay isku qabteen labadaa Actar ee Caanka ah.


Atariishada Deepika ayaa sheegtay in ay ku faraxsan tahay in mar kale ay soo noqoto kalsoonidoodii waxa ayna sheegtay in jacaylkooda uu yahay mid mar kale laba lixaadsaday oo doonaya in heer laga gaaro.

Labada Lamaane ayaa dhawanahaan waxaa ka dhax taagnaa khilaaf xoogan oo xitaa actaro badan ku guuldaraysteen in heer ka garaan wan wantooda waxana ugu danbayntii ay ku guulaysteen labada lamaane in xal arintaa ka gaaran.

Lamanahaan ayaa dhawaan isla soo saaray filim cusub oo la yiraahdo lootera waxana filimkaa uu ahaa filimkii ugu xooganaa ee taageerada badan ku yeesheen labada Lamaane ee canka ka ah Hindiya.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada