Waligaa Tintaada Ma Ku Tijaabisay Basal ? Hadda Samee Adiga Ayaa Faa`idaya.

Waligaa Tintaada Ma Ku Tijaabisay Basal ? Hadda Samee Adiga Ayaa Faa`idaya.

daajis.com:-Inkastoo basasha leedahay ur kulul oo aan loo dul qaadan karin hadana waxaa la xusayaa in ay faa`ido badan u leedahay tinta .

Iyadoo la ogsoon yahay faa`idooyinka kale ee basasha ayaa hadana tinta ugu sii muhiimsan tahay gabaryaheey wax uu tinta uu ka yeelayaa mid xooggan oo dhal-dhalaaleysa.
Maadooyinka ku jira basasha ayaa quudinaya tinta waxa uuna ka yeelayaa mid xooggan isla markaana ifeysa .
Hadaba soo qaado 5- xabo oo Basal oo shiid ka dib dheecaanka ka soo baxaya wax yar oo biyo ku dar ka dib tinta mari , ku dabool tinta wax balaastik ah sida bacda oo kale .
Ugu yaraan laba saac ku dhaaf daboolkaasi ka dib waad iska dhaqi kartaa , waxaadna arintaan aad sameyenysaa hal jeer todobaadkii .
Fadlan ka dib tijaabadaan waxa aad ka dareento fikirkaada asxabata kale hoos ugu reeb si ay uga faa`ideystaan .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada