Ronaldinho Oo Lagu Sameynayo Qaliin Ilkaha Iyo Ciradka Looga Qurxinayo

Ronaldinho Oo Lagu Sameynayo Qaliin Ilkaha Iyo Ciradka Looga Qurxinayo

daajis.com:-Warbaahinta Brazil ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga reer Brazil iyo kooxda Atlético Mineiro ee Ronaldinho lagu sameynayo qaliin looga qurxinayo ilkaha iyo ciradka .

Ronaldinho walaalkiisa ahna wakiilkiisa ayaa saxaafadda Brazil ka yiri ” Ronaldinho si wanaagsan ayuu tababarka koxoda u qaadanayaa , waxa uuna aaday taqtar ilkaha ah taasi saameyn kuma laha heer ciyaareedkiisa garoonka”.
Wakiilkaan ayaan bixin macluumaad dheeraad ah oo ku aadan qaliinka Ronaldinho iyadoo natiijada arintaasi ay soo if baxeyso kulanka ay la yeelanayaan kooxda Bahia ee horyaalk Brazil oo uu safanayo laacibka Ronaldinho ayaa caan ku ah ilko dhaadheer lamana garanayo muuqaalka cusub uu ku soo muuqan doono .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada