Habka Ugu Fudud Ee Xulusta Caloosha La Isaga Jari Karo !

Habka Ugu Fudud Ee Xulusta Caloosha La Isaga Jari Karo !

daajis.com:-Xulusta iyo laab-laabka caloosha ayaa ah murago rag badan haysata taasi oo saameyn ku yeelata muuqaalkooda banaanka hadaba daajis ayaa ku siineysa talooyin aad uga taqalusi karto arintaasi

.1-Cunno Isu Dheeli Tiran : Talaabooyinka ugu horeeya ee looga taqaluso xulusta laguna dhimo culeyska ayaa ah qaadashada cunno caafimaad leh isla markaana isu dheeli tiran kuwaasi oo jirka siinaya tamar , waxa ayna talada tahay ninyahoow in aad badsato qaadashada qudaarta iyo fawaakihda noocyadeeda kala duwan
.2- Ciyaarta : Rag badan ayaa jecel in ciyaaraha  ay Tv-yada ka daawadaan mana doonayaan in xittaa ugu yaraan maalintii 4-saac ay socdaan , waxaana socodka lagu tirayaa hubka lagula dagaalamo dufanta caloosha loogana taqaluso xulusta .
3-Iska Ilaali cabitaanada aashitada leh : dhab ahaan cabitaanada aashitada leh ayaa dhibaato ku ah caafimaadka waxa ayna keenayaan dhef shiidka oo adkaada. calool majiir ,awoodda oo ka dhamaata murqaha caloosha isla markaana xulusta ay soo baxdo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada