Ahlusunna Waljamaaca oo shir qool ku tilmaamtay Shirka Xagjirnimada looga hadlayo ee ka socda Muqdisho

Ahlusunna Waljamaaca oo shir qool ku tilmaamtay Shirka Xagjirnimada looga hadlayo ee ka socda Muqdisho

daajis.com:-Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa Shir Shir qool ah waxa ay ku tilmaameen Shirka looga hadlayo Xagjirnimada ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.


Cabdi Rashiid Macallin Max’ud oo ka mid ah Masuuliyiinta Ahlusunna Waljamaaca oo la hadlay Warbaahinta  Muqdisho ayaa waxa uu Shir shir qool ah ku tilmaamay Shirka Xagjirnimada looga hadlayo ee ka soconaya Muqdisho.

“ Kuwa shirkaan ka qeyb galaya ayaaba ah kuwii keenay Mabda’a xagjirnimada, waxaana ka qeyb galaya hal dhinac oo gaar ah , mana jirto wax casuumaad ah oo inaga naloo sameeyay” ayuu yiri Cabdi Rashiid Macallin Max’ud.

Ugu dambeyn Masuulkaan ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in kulan ceynkaan ooo kala ah aan looga yeerin Ahlusunna Waljamaca oo uu sheegay in ay tahay culumadii Soomaaliyeed ee loo dhiibo Xarako aasaas u ahayd Ururada Xag jirka ah ee hadda ka jira dalka
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada