Axlam oo ka dalbatay taageerayaasheeda iney usoo duceeyaan adeerkeed + Video

Axlam oo ka dalbatay taageerayaasheeda iney usoo duceeyaan adeerkeed + Video

daajis.com:-Fanaanada Imaaraatiga ah Axlam ayaa ku dhawaaqday inuu geeriyooday adeerkeed Sheekh Jasem Al Shamsi.


War qoraal ah oo ay bogeeda twitterka soo gelisay ayey fanaanada ku sheegtay inuu geeriyooday adeerkeed,iyadoo ugu duceysay inuu alle naxariis ka waraabiyo.

Fanaanada ma aaney sheegin sababta geerida adeerkeed,haseyeeshee waxa ay ka dalbatay taageerayaasheeda iney ku soo kaalmeeyaa ducada.

Axlam ayaa sidoo kale ka dalbatay dadka iney iska soo cafiyaan,islamarkaana u soo duceeyaan.

Taageerayaal fara badan ayaa fanaanada u diray tacsi waxaaney sidoo kale u duceeyeen marxuumka.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada