Xaaska Xiddiga Kooxda Man Utd Robin Van Persie oo ka Maseertay Haweyney ka mid ah Howl wadeenada Man Uted

Xaaska Xiddiga Kooxda Man Utd Robin Van Persie oo ka Maseertay Haweyney ka mid ah Howl wadeenada Man Uted

daajis.com:-Xiddiga Kooxda Man Utd Robin Van Persie  ayaa ka walacsan khilaaf la sheegay in uu ka dhax taagan yahay Xaaskiisa Bouchra iyo asaga kadib markii ka maseertay Haweyney ka mid ah Shaqaalaha Man uted.


Ciyaaryahankaan ayaa la sheegay in uu ku jaha wareersan yahay waxa uu samayn la,yahay maadama ay ku dhaga adegayso in aysan ogolanayn iskuday uu doonayay in uu ku khanciyo.


Waxa ay tilmaamtay in Xariir uu kala dhaxeeyo Hawaynaydaa ka midka ah shaqaalaha Man utd waxa ayna sheegtay in aysan cadaymo u baahnayn Xariirka kala dhaxeeya Haweyneydaa.

Bouchra ayaa tilmaamtay in ay hayso sawiro ay wada galeen xili ay ku sugan yahiin hotel laga sharaabo oo ku yaal Magaalada London waxa ayna sheegtay in aysan doonayn in uu sii socdo Xariirkooda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada