Wahiba Ribery oo Farxadeed Darteed 1.6 million oo Dollar Qarasha garaysay

Wahiba Ribery oo Farxadeed Darteed 1.6 million oo Dollar Qarasha garaysay

daajis.com:-Xiddiga ku guulaystay Xiddiga ugu Fiicaan qaarada yurub kadib markii uu tartan kala kulmay Messi aya markii lagu dhawaaqay in xiddiga Yurub ku guulaystay waxaa arintaa farxad xad dhaaf ah ku beertay Xaaska Xiddigaa Wahiba Ribery.


1.6 Milyan oo Dollar ayay qarqasha garaysay Wahib kadib markii Ninkeeda ku guulaystay xiddiga ugu fiicnaa Qaaradda Yurub waxa ayna sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in ay aragto ninkeeda oo markii ugu horaysay ka soo muuqday shaashadaha.

Waxa ay tilmaamtay in ay aad uga walaacsanayd ka hor inta aan lagu dhawaaqin laakiin waxa ay sheegtay in aad ugu faraxday markii ay maqashay codka in lagu dhawaaqay Ribery .

Labadaa Lamaane ayaa muda waxaa ka dhaxeeyay Xariir wayn waxa ayna dhoor jeer dalbatay in Ribery u wareego dalka Farance balsa way ku gacan seertay kadaib markii uu ka diiday.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada