Beyonce oo soo bandhigtay sawiradeedi ugu dambeeyay. daawo.

Beyonce oo soo bandhigtay sawiradeedi ugu dambeeyay. daawo.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Beyonce ayaa soo bandhigtay sawirada dalxiiskeedi ay malmahaan ku mareysay wadamada Yurub, waxaana ku wehliya qoyskeeda yar ee ka kooban duqeeda iyo inanteeda yar.

Beyonce oo doonta kasoo deganeysa, xiranna maro midabka shbeelka leh.


Beyonce, ninkeeda Jay-Z iyo inanteeda.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada