Hiba Nuura oo muda 22 sano kadib Qorshaynaysa in ay ka heesto Tiyaatarka Muqdisho

Hiba Nuura oo muda 22 sano kadib Qorshaynaysa in ay ka heesto Tiyaatarka Muqdisho

daajis.com:-Waxaa dhawaan gaaray Magaalada Muqdisho Fanaanada Caanka ah ee Hiba Nuuro taa oo muda dhoor sano ah ku noolayd Dalka Maraykanka kadib markii ay bur burtay Xukuumadii dhexe ee Soomaaliya.

Fanaanadaa ayaa markii ay ka degatay Garoonka Aadan Cade 22 sano kadib waxa indahaheeda soo dhaafay ooyin taas oo dad badan la kahshuuceen waxa ayna aad ula dhacday sida Magaalada Muqdisho isku bedashay.

Hiba Nuuro oo lagu naaniiso hooyadii Fanka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in tiyaatarkii Muqdisho 22 sano kadib ku qabato show kaas oo lagu wado in ay ka qaybgali doonaan Fanaaniinta Qaranka Soomaaliyeed.

Lama sheegin xiliga laga yaabo in ay qabato laakiin hibo waxa ay ka mid tahay tira fanaaniin ah oo booqasha ku yamid Soomaaliya waxaana todobaadya ka hor gaaray Magaalada Muqdisho fanbanada Hibaaq Maxamed Abdullahi.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada