Casharka Computer-ka Video: Baro Sida Looga Xiro Computer-kaaga Website-yada Aadan Rabin..

Casharka Computer-ka Video: Baro Sida Looga Xiro Computer-kaaga Website-yada Aadan Rabin..

daajis.com:-ASC WRB akhristayaasha daajis waxaan idiin sheegeynaa insha ALLAH inaan idiin soo gudbin doono casharo kusaabsan Computer-ka si aan ugu faa'ideyno walaalaheen soomaaliyeed.

Haduu ALLE karaali noqdo waxaad shabakada kobciye.com kala socon doontaa arimaha Bulshada, Dhacdooyinka, Sheekooyinka, Caafimaadka, iyo weliba barashada Computer-ka, si aan u haqabtirno bulshada soomaaliyeed waxaan dooneynaa wax walbo oo nolosha kusaabsan inaad kahesho shabakada daajis.com.

Casharkaan waxaan kubaran doonaa sidii aan caruurta ugu xiri laheyn website-yada anshax xumada ah, waayo ubadkaada kama celin kartid computer-ka haddana ma jeclid inuu kumashquulo ama uu furto website-yada qaar.

Hadaba casharkaan aay kuusoo diyaariyeen bahda utaagan horumarinta bulshada Ee shabada daajis.com daawo oo kabaro sidaa ugu xakameyn laheyd Computer-ka ubadkaada, insha allah casharo muhiim ahna waan soo gudbin doonaa haduu Alle Idmo.

xiggasho: Kubciye.com

Halkaan Kadaaqo Muuqaalka

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada