Daawo Video: Qaabkii uu Axmed Godane udilay Hogaamiyaal caan ah oo Shabaab katirsanaa “VIDEO SIR AH”

Daawo Video: Qaabkii uu Axmed Godane udilay Hogaamiyaal caan ah oo Shabaab katirsanaa “VIDEO SIR AH”

daajis.com:-Waxaa aay warbaahinta  heshay Muuqaal laga soo duubay Dilkii mid kamid ahaa saraakiishii shabaab ugu sar sareysa kasoo aay sixun udileen rag kale oo Al-shabaab aay kawada tirsanayeen kadib markii uu muran soo kala dhex galay .

Sidoo kale Waxaa Goobta lagu Dilay Xubno kale oo Kasoo Horjeeday Kooxda Al-shabaab, Iyadoona Muuqaalkan Aan Si Rasmi ah Loo Xaqiijin karin  inuu yahay Goobtii lagu Dilay Ibrahim Afghani.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada