Fannaan Alteeso oo guursaday, Bahda Daajis oo u hambalyeynaya

Fannaan Alteeso oo guursaday, Bahda Daajis oo u hambalyeynaya

daajis.com:-Fannaanka da'da yar ee Cabdirisaaq Alteeso iyo Marwadiisa cusub Fartuun Jawaan ayaa ku aqal galay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Maamulka iyo Shaqaalaha daajis.com, iyo aqristayaashooda meel walbo oo ay joogaan waxay Fannaanka iyo marwadiisa ugu hambalyeynayaan guurkooda, iyagoo u rajeeyay iney noqdaan kuwo isku waara, ubad barakeysana kala hela Amiiiiiiiiiiiiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada