Jose Mourinho Oo diidey Inuu Demba Ba deeyn ugu dira Arsenal.c

Jose Mourinho Oo diidey Inuu Demba Ba deeyn ugu dira Arsenal.c

daajis.com:- manajerka chelsea, jose mourinho ayaa kansaley deeyn uu ugu diri lahaa weerer yahanka caanka ah Demba Ba. kooxda Arsenal, laakiin markii laweydiiyay wax uu ugu diidey inuu deymiyo waxaa uu sheegey in damba Ba uu arsenal kadhigeynin tiim adag.


markii hore waxa uu rabey inuu deymiyo laakiin markey ku guuleysteen iney lasoo wareegaan ciyaar yahanka read madrid Mesut Ozil,ciyaar yahanka uu ugu jeclaa markuu manajer ka ahaa rea.

Mourinho kuma sii deynayo Demba Ba Emirates stadium maxaa yeelay Arsenal waxaa noqoneysaa tiim abood leh oo ilaalisa Chelsea.

"waan joojiyay qorshahii ahaa inaan deeyn kudiro Ba uu aado Arsenal. Ozil waa ciyaar yahanka no. 10 ee ugu wanaagsan aduunka hadana waxaa uu noqdey ciyaar yahan Arsenal si uu ugu hibeeyo koobka Premier League" siduu sheegay The Special One.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada