Ninka Dunida ugu buuran ee Diyaarada iyo Wiishashka lagu qaaday oo markii Isbitaalka la geeyay sheeko...(Daawo Yaabkaan Muuqaal ahaan)

Ninka Dunida ugu buuran ee Diyaarada iyo Wiishashka lagu qaaday oo markii Isbitaalka la geeyay sheeko...(Daawo Yaabkaan Muuqaal ahaan)

daajis.com:-Maalmo yar ayaa ka soo wareegtay markii ninka lagu magacaabo Khali Mohsin Shaeri oo Dunida ugu buuran gurigiisa looga soo daabulay Wiishash ilaa Isbitaalkana lagu geeyay Diyaarad qaas ah oo uu u soo diray boqorka dalka Saudi Arabia Mr.Abdullah ibnu Abdul al-Aziz Al Saʿudi. 


Ninkaan oo u dhashay dalka Sucuudi Carabiya Miisaanka culaabtiisa waxaa lagu sheegay 610 Kiilogramm waxaana guri uu ka soo bixi waayay mudo dhoor bilood ah looga soo saaray gawaari Wiishash xambaarsan kuwaas oo ugu dambeeyntii garoonka Diyaaradaha ku geeyay si cajiib ah. 

Khali Mohsin Shaeri oo dhibka intaas la´eg loo maray iminka isaga oo ku jira Isbitaal ku yaala magaalada Riyaad waxa uu bilaabay dacwo kaas oo leh ha la igu celiyo gurigii la iga soo daabulay balse ninkaan ayaa iloobay dhibka faraha badan ee loo maray iyo Shaqaalihii Wiishashka ku soo qaaday oo aad u fara badnaa . 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada