Shilpa Shetty oo ku dhiirigelisay haweenka iney qaatan mindi si ay naftooda u difaaca

Shilpa Shetty oo ku dhiirigelisay haweenka iney qaatan mindi si ay naftooda u difaaca

daajis.com:-Atariishada Bollywoodka Shilpa Shetty ayaa ku boorisay haweenka India iney qaataan mindiyo si ay naftooda u difaacan. Waxey haweenka ku dhiirigelisay iney isku filnaadaa. 


Shilpa ayaa hadalkaan maalintii sabtida sheegtay,waxaaney tiri dadka qaar iyo kuwa wax kufsada waxey ka jiran yihiin maskaxda,askarta waxey sameynayaan sida ugu wanaagsan ee ay nagu difaaci karaan,laakin heerkee ayey sameyn karaan? Haweenku waa iney isku filnaadan,islamarkaana ay qaataan midni marka ay badan yihiin,hadalkaan ayey u sheegtay warbaahinta iyadoo ka qeybgaleysay barnaamij wacyigelin ah oo askartu ay ku qabteen Bhaidas Hall Vile Parle.


Waxaan ka aqrinaa wargeysyada xadgudubyada haweenka loo geysto,waxaana ka taaganahay qadyaan,mararka qaarna waxaan dareemaa nuuca mushtamaca aan la noolnahay ayey tiri atariishada.waxaaney u mahadcelisay askarta shaqadooda wanaagsan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada