Shirkada Google Oo Ku Soo Dartay Adeega Afka Somali Oo Lagu Turjumayo Luqado Kale.

Shirkada Google Oo Ku Soo Dartay Adeega Afka Somali Oo Lagu Turjumayo Luqado Kale.

daajis.com:-Waxa aan aad ugu faraxsanahay kadib markii aan ogaanay in ay shirkadda caanka ah ee Google ay ku darayso Afka Soomaaliga iyo afar Afaf oo kale adeega bilaashka ah ee lagu tarjumi karo Afka Soomaaliga.

Arrintani waa talaabo aad u wanaagsan waxayna war fiican u tahay dadka ku hadla afka Soomaaliga ama qof walba oo raba in uu barto afka Soomaaliga..
Dhawaan ayaa arintaan la dhameystiri doonaa, kadibna dad badan oo soomaali ah ayaa ka faaideysan doono haduu eebe idmo.

Shirkada google ayaa tiri waxaan u baahanahay dad badan oo soomaali ah oo ku hadlo luqada ingiriiska iyo soomaaliga si aay nooga caawiyaan arintaan inaan dhaqso ku dhameyno.

Tani waxey noqon doontaa 5 luqadood oo caalamka ugu horeeyo inaad ku turjuman karto luqada afka soomaaliga…
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada