Shirkada Reer Japan ee Toshiba oo soo saartay Cumputero casri ah oo aad loo jecleestay (Daawo Sawirada)

Shirkada Reer Japan ee Toshiba oo soo saartay Cumputero casri ah oo aad loo jecleestay (Daawo Sawirada)

daajis.com:-Shirkada laga leeyahay Dalka Japan ee Toshiba ayaa soo saartay Cumputero casri ah oo aad looga soo dhaweeyay dunida kuwaa oo la shaqeyn kara adeegyada Casriga ah ee soo saaraan Shirkadaha Caalamiga.

Cumputaradan Cusub ee soo saartay Shirkada Toshiba ayaa ah sadax nuuc oo nashqado casri ah ku sameesan kuwaa oo gudahooda laga helayo adeegyada casriga ah ee mudooyinkii dambe dunida kusoo kordhay.

Toshiba Cumputeradan casriga ah ee soo saartay labo kamid ah waxa ay ku shaqeyn karaan Android 8 halka kan kalana uu ku shaqeyn karo Android 8.1 sida laga soo xigtay masuuliyiin Shirkadan u qaabilsan dhinaca suuq geynta.


Cumputeradan cusub maahan kuwa qiimahooda aad u sareeyo waxa ayna u dhaxeeyaan $300 ilaa $600, waxa ayna u kala qaalisan yihiin sida ay u kala tayo sareeyaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com





Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada