Daawo Video:- Aar Maanta oo ku dhawaaqay xafladaha uu UK ku qabanayo dhawaan

Daawo Video:- Aar Maanta oo ku dhawaaqay xafladaha uu UK ku qabanayo dhawaan

daajis.com:-Fanaanka Soomaaliyeed ee Aar Maanta oo dhawaanahaan howlo faneed ugu maqanaa dalkii hooyo ayaa ku dhawaaqay xaflado cusub oo is daba joog ah oo uu todobaadkan ku qabanayo dalka magaalooyin ka tirsan dalka UK.

Waxaa uu muddooyinkan dambe fanaankani sameynayay horumar dhanka muusiggiisa ah, iyadoo la ogsoonyahay in AAR uu yahay fanaan heer caalami ah markey noqoto habka faneed iyo muusigga uu tunto.

Hadaba si aad ula socotid hoos ka daawo Aar oo video kaga waramaya xiliga iyo goobaha ay xafladahan ka dhacayaan.

Halkaan Hoose ka Daawo


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada