Daawo Video:- Burcad-badeeda oo lagu cabsi geliyo heesaha Britney Spears.

Daawo Video:- Burcad-badeeda oo lagu cabsi geliyo heesaha Britney Spears.


daajis.com:-Shirkadaha amaanka ee qandaraasta ka qaatay maraakiibta ganacsiga ee marta gacanka cadmeed ayaa bilaabay taatiko cusub oo ay ku cabsi gelinayaan burcad-badeedda soomaalida. 

Waxa ay u daaraan markii ay u dhawaadaan wax alle iyo wixii ay u maleeyaan burcad-badeed ee ku sugan badda Soomaaliya heesaha fanaanadda caanka ah ee reer Mareykan Britney Spears.

DAAWO HEES KA MID AH HEESEHEEDA:

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada